Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray qaar ka mid ah xeryaha ciidanka Xoogga dalka

Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta kormeeray qaar ka mid ah xeryaha ciidamada xoogga dalka ee Magaalada Muqdisho Farmaajo ayaa ku hormaray xarunta wasaaradda Gaashaandhigga oo uu kula kulmay masuuliyiinta Wasaarada iyo taliyeyaasha ciidamada qalabka sida, isagoo ka dibna u gudbay Xerada Jen. Gordon oo ay ku jiraan ciidamo ka tirsan xooggga dalka. Madaxweynaha … Continue reading Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray qaar ka mid ah xeryaha ciidanka Xoogga dalka